Abidjan (Dawan)- Xulka Qaranka kubadda cagta ee Ivory Coast ayaa ku guuleystay koobka qaramada Afrika markii seddexaad kadib markii ay 2-1 uga badiyeen dhiggooda Nigeria
William Troost-Ekong ayaa goolka kaliya u dhaliyay Nigeria daqiiqadii 38-aad balse Franck Kessié ayaa kasoo bareejeeyay daqiiqadii 62-aad, iyada oo Sebastien Haller uu goolka guusha u dhaliyay marti geliyaasha koobka ee Ivory Coast daqiiqadii 81-aad.
Waddada ay Ivory Coast usoo martay koobka
Group-yada
Ivory Coast Guinea-Bissau: 2-0.Ivory Coast vs Nigeria: 0-1.Ivory Coast vs Equatorial Guinea: 0-4.Wareega 16-ka
Ivory Coast vs Senegal: Rigooreyaal 5-4 (Waqti caadiga ah iyo waqti dheeriga ah 1-1)Afar dhammaadka
Ivory Coast vs Mali: 2-1.
semi finaal-ka
Ivory Coast vs Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo: 1-0.



