By Abukar Osman
Washington, D.C. -Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Jamhuuriyadda Jabuuti, Ilyas Muse Dawaleh, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Washington, D.C. mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Bangiga Adduunka iyo hay’ado horumarineed oo caalami ah.
Kulanka oo gaar ah ay ula yeesheen Madaxa Galbeedka iyo Bartamaha Afrika ee Bangiga Adduunka, Ousmane Diagana, ayaa diiradda lagu saaray:
Waxaa sidoo kale lagu xoojiyay xiriirka iskaashi ee u dhexeeya Jabuuti iyo hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah.



