Mucaarad iyo muxaafad xildhibaanadi ka soo qeyb galay waxa ay khudbadiisa ku dhageysteen jawi dagan oo aan buuq laheyn, waxa uu ujeediyay khudbad iskugu jirtay difaacid xukuumadiisa iyo rajada mustaqbalka Soomaaliya oo marka hadalkiisa loo fiiryo ay ka muuqato raja sare.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Waxaan halkaan kugu soo gudbin doonaa 6 arin oo koobeysa Khudbadii madaxweyne Xasan ee maanta uu ka jeediyay Furitaalka kalfadhiga 6-aad ee labada gole ee Baarlamaanka.
Maxay kula tahay in ay soomaaliya ka faa’dio doonto in Soomaaliya wadan kale ka tuuro dayax gacmeed?





