Muqdisho (Dawan)- Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa sameeyay shaqo joojin kadib markii ay dowladdu soo rogtay canshuurta iibka ee 5%.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Ganacsatada ayaa hore u sheegtay inay xirnaa doonaan ganacsiyada kala duwan ee gobolka Banaadir inta xal laga helayo





