Hargeysa ( Dawan)- Iyadoo la tixgelinayo aqoonsiga rasmiga ah ee Somaliland ay ka heshay Israa’iil, ayuu maamulka Somaliland ku dhawaaqay in Sabtida, 27ka Diseembar, iyo Axadda, 28ka Diseembar 2025, ay yihiin maalmo fasax qaran.
Go’aankan ayaa qayb ka ah dabaaldegga loogu talagalay in lagu wayneeyo go’aanka taariikhiga ah ee Somaliland ku heshay matkii ugu horeysay aqoonsi.
Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Somaliland ayaxaqiijijiyay in, iyadoo la raacayo amarka Madaxweynaha, in dhammaan shaqaalaha la fasaxayo labo maalmood.







