Athens (Dawan)- Sida lagu faafiyay barta Facebook ee For Refugees tahriibayaal Soomaali u badan ayaa ku dhibaateysan Jaziiradda Lesvos ee dalka Giriigga.
Tirada tahriibayalka ayaa lagu sheegay 19 oo ay ku jiraan afar carruur ah, waxaana laga deyrinaya xaaladooda caafimaad.



