Gedo (Dawan)- Taliyihii Ha’yadda Nabadsugidda iyo Sirdoona Qaranka u qaabilsanaa magaalada Doolow ee gobolka Gedo, Ibraahim Hilwole Xuseen ayaa lagu dilay maanta magaaladaas.
Wararka hor dhaca ah ee aan heleyno ayaa sheegaya in dilkiisa loosoo qabtay haweeney lagu sheegay inay tahay xaaskiisa oo qolka lagu dilay kaligeed kula jirtay.



