Muqdisho, Soomaaliya - Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in la furay codsiyada deeqaha waxbarasho ee MAECI ee sanad-dugsiga 2025/2026, taas oo ay bixiso Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Talyaaniga. Deeqdani waxay si gaar ah loogu talagalay ardayda ajaanibta ah oo ay Soomaalida ku jirto iyo muwaadiniinta Talyaaniga ee ku nool dibadda.
Bayaan rasmi ah oo lagu daabacay barta X ee safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya maanta ayaa lagu sheegay in furitaanka codsiyada la bilaabay islamarkaana la xirayo 16-ka May 2025.Noocyada Deeqaha Waxbarasho:Deeqaha MAECI waxay daboolayaan barnaamijyo kala duwan oo ay ka mid yihiin:
Shuruudaha Codsiga:



