Paris (Dawan)- Waxaa hakad ku yimid tareenadii isaga gooshi jiray Magaalooyinka London iyo Paris, kadib markii ay daadad xoog badan ay waxyeelo u geysteen jidkii tareenada taas oo keentay in gabi ahaanba la joojiyo shaqada tareenada ee maalin laha ahayd.
Maqaalka waa la soo dejinayaa...



