Qaahira (Dawan)- Madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-siisi ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Faransiiska, Stephane Ségornet, oo booqasho shaqo ku yimid Masar.
Labada dhinac ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo sidii loo joojin lahaa dagaalka ka socda Marinka Gaza.





