Saturday, July 27, 2024

Nuxurka Khudbadii Xasan Sheekh ee Shirkii dowladaha dhaxdhaxaadka

Kampala (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirkii Dowladaha Dhaxdhaxaadka ayaa caddeeyay in Dowladda Soomaaliya aysan marnaba ogolaa doonin in lagu soo xad gudbo madax bannaanideeda isaga oo ku eedeeyay Itoobiya in ay qaaday talaabo halis ku ah xasiloonida Geeska Afrika.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here