Saturday, July 27, 2024

Raashinka bisil ma yahay gargaar reer Gaza nolosha ku sii heyn kara ?

Gaza (Dawan)- Inkasta oo ay dadka Falastiiniyiinta marayaan maalmahaan hadana dhinaca kale waxa aad arkeysa in ay ka dhaxeyo isku xirnaan iyo is garab istaag aad u xooggan.

Mutadawiciin iskood isku xilqaamay ayaa u istaagay in raashin bisil ay u diyaariyaan dadka tirada badan ee kusoo barakacay magaalada Rafah ee dhanka xuddduuda Masar.

Sheekada qisadaan nala daawo.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here