Monday, May 20, 2024

Safarka shaqo ee Amiira Faarah

Muqdisho ( Dawan)- Waayddii u dambeysay waxaa dalka kusoo badanayay dhallinyarada maskaxdooda shiilay kuna guuleystay in ay sameeyaan shaqo abuur ay uga faa’iideyaan noloshooda iyo dhallinyaro kale oo shaqo raadis ah.

Amiira Faarah Axmed waxa ay kasoo laabatay Qurbaha, markii dhameysatay Waxbarashadeeda Jaamcadeed ma fadhiisan gurigeeda ee waxa ay billaawday in ay suuqa gasho, si ay xirfadda ay taqaano shaqo uga soo saarto.

TV-ga Dawan waxa uu idinla wadaagaya sheekada Amiira ee daawasha wacan.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here