Saturday, July 27, 2024

Sawiro: Mudaaharaad looga soo horjeedo heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya

Muqdisho (Dawan)- Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay mudaahraad looga soo horjeedo heshiiskii Badda ee ay wada galeen Dowladda Itoobiya iyo Somaliland 1-dii bishaan January.

Dadkaan isku soo baxay ayaa muujiyay dareenkooda ku aadan sida ay uga careysanyihiin in Itoobiya qaadato Badda Soomaaliya.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here