Saturday, July 27, 2024

Shaqaalaha caafimaadka London oo garab istaag u muujiyay dhiggooda Gaza

London (Dawan)- Shaqaalaha laamaha caafimaadka ee magaalada London ayaa sameeyay bannaan bax ay garab istaag ugu muujinayaan shaqaalada caafimaadka ee ka howl gala Marinka Gaza kuwaas oo qaar ka mid ah ay ku dhinteen duqeymaha Isarel halka kuwa kale ay ku dhaawacmeen.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here