Saturday, July 27, 2024

Todabo qof oo Soomaali iyo Oromo ah oo lagu dilay Gedo

Gedo (Dawan)- Todabo qof oo isagu jira Soomaali iyo Oromo ayaa lagu dilay Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo kadib markii ay dabley hubeysan weerar ku qaadeen guriga ay dadkaan deganaayeen.

Ugu yaraan shan qof ayaa dhaawac kasoo gaaray weerarka sida lagu helayo wararka.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here