Friday, March 1, 2024

Video: Dab ka kacay suuqa Dhagaxley ee Dhadhaab

Dhadhaab (Dawan)- Dab xoogan ayaa ka kacay Suuqa Dhagaxley ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab kaas oo sababay qasaraha badan.

Inkasta oo lagu guuleystay in la demiyo dabka hadana lama sheegin sababta iyo inta uu la egyahay qasaaraha ka dhashay

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here