Saturday, July 27, 2024

Video: Doorashada Golaha Deegaanka Tuniisiya oo lasoo gabagabeeyay

Tunisia (Dawan)- Doorasahda Golaha Deegaanka dalka Tuniisiya ayaa lasoo gabagabeeyay, iyada oo ka qeyb galka dadweynaha lagu qiyaasay 12.44%.

Doorashadaan ayaa ah mid lagu dooranayo mid ka mid ah musharixiinta aan helin aqlabiyadda codadka wareegii koowaad ee la qabtay 24-kii bishii December ee sanadkii hore.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here