Saturday, July 27, 2024

Video: Qaar ka mid ah carruurta Kenya oo la’ dugsiyo ay wax ku bartaaan

Nairobi (Dawan)- Inkasta oo ay Kenya ka mid tahay Dowladaha Afrika ugu wanaagsan dhanka waxbarashada hadana waxaa baahi waxbarasho ka jirtaa qeybo ka mid ah dalkaaas gaar ahaan caasimadda Nairobi.

Qaar ka mid ah carruurta ku nool deegaanka Kibera oo hoos taga caasimadda Nairobi ayaa waxbrashadooda ku qaata goobo aan loogu tala gelin in wax lagu barto kadib marki ay heli waayeen Dugsi leh fasalo iyo agab waxbrasheed oo dhameystiran.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here