Saturday, July 27, 2024

Video: Tartanka 23-aad ee Nus Marathon-ka Jabuuti oo la qabtay

Jabuuti (Dawan)- Xiriirka Orodada Jabuuti ayaa qabtay tartanka 23 aad ee Nus Marathon-ka, iyada oo ay ka qeyb galeen oradyahano ka kala socday dalalka Soomaaliya, Kenya, Uganda Itoobiya, Tanzania, Rwanda iyo kuwa reer Jabuuti ayaa ka qeyb galay tartanka.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here