Muqdisho (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalatay fatahadaha ku dhuftay Gobollo badan oo dalka ka mid ah.
Madaxweynaha ayaa xaqiijiya in 101 qof ay ku geeriyoodeen halka ay kumanaan kale ku waayeen guryahoodi iyo hantidoodi, kuwaas oo u baahan garggaar deg-deg ah.