Muqdisho (Dawan)- Cuntooyinka la warshadeeyay waa cuntooyinka la beddelay xaaladoodi dabiiciga ahayd markii la far-sameynayay, iyada oo baakadeynayo, la qaboojinayo, la dubayo, ama la qallajinayo.
Barnaamijka Caafimaad Dawan, waxa uu xalqadiisa koowaad sharraxaad kaa siinaya ” Halista cuntooyinka la warashadeeyay” ee daawasho wacan.