Saturday, July 27, 2024

Daawo: Folkaanada buurta Etna oo mar kale qaraxday

Catania (Dawan)- Daawo muuqaalka Folkaanada buurta Etna ee magaalada Catania ee dalka Talyaaniga oo dib u qaraxday.

Buurta Etna, dhererkeedu waa 3,357 mitir, waa mid ka mid ah foolkaanooyinka ugu qaraxyada badan adduunka, waxeyna leedahay xaalad dhaqdhaqaaq oo joogto ah.

Waxay qaraxday markii ugu dambeysay bishii lasoo dhaafay ee November 13-16.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here