Dubai (Dawan)- Shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ee ay dowladda Imaaraadku martigelineyso, waxaa khudbad ka jeediyay aas-aasihii dowladdaas Sheekh Zaa’id binu Suldaan Al nahyaan oo geeriyooday 2004.
Sidee ku suurta gashay in ahlu qubuur ay la hadlaan dad nool kalana sheekeystaan dhacdo taagan?
Halkaan ka daawo khuadbadda oo aan u rognay Soomaali