Saturday, July 27, 2024

Daawo khudbad uu aas-aasihii Imaaraadka ka jeediyay shirka COP28

Dubai (Dawan)- Shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ee ay dowladda Imaaraadku martigelineyso, waxaa khudbad ka jeediyay aas-aasihii dowladdaas Sheekh Zaa’id binu Suldaan Al nahyaan oo geeriyooday 2004.

Sidee ku suurta gashay in ahlu qubuur ay la hadlaan dad nool kalana sheekeystaan dhacdo taagan?

Halkaan guji si aad u fahanto

Halkaan ka daawo khuadbadda oo aan u rognay Soomaali

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here