Saturday, July 27, 2024

Daawo: Maxay ka dhigan tahay in Laftagareen uu dagaal ku dhawaaqo xilligaan?

Baydhabo (Dawan)- Madaxweynaha mamaul goboleedka Koonfur-galbeed, Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan kooxda Al-shabaab, xilli isha lagu wada hayo doorashada madaxtinimada maamulkaas oo lagu ballamay in la qabto bisha January ee sannadka 2024.

Hadaba, Maxay ka dhigan tahay in Laftagreen uu dagaal ku dhawaaqo xilligaan?

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here