Saturday, July 27, 2024

Daawo: Misaaniyadda dowladda imisa meel ayaa lagu bixiyaa?

Muqdisho (Dawan)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.)

Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadkaan gaartay in ka badan hal Bilyan oo Dollar, taas oo ku timid dakhliga gudaha oo kordhay in ka badan 20%, waxaana ay ahmiyadda saareysaa amniga Qaranka iyo horumarinta adeegyada bulshada, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Golaha Wasiirada.

Misaaniyadda dowladda Soomaaliya imisa meel ayay ku bixisaa?

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here