Saturday, July 27, 2024

Daawo: Sida ay u dhaceyso doorashada madaxtinimada dalka Masar

Qaahira (Dawan)- Maanta waxaa dalka Masar ka billaabatay doorashada madxtinimada oo socon doonta muddo 3 maalin ah. iyada uu Madaxweyne Cabdifataax El-sisi yahay musharraxa la filaayo inuu guul kasoo hooyo tartanka.

Haddii la doorto El-sisi waxa ay u noqon doontaa markiisi seddexaad, isaga oo markii ugu horeysay la doortay sannadkii 2014

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here