Friday, July 26, 2024

Dowladda oo ku baaqday in loo joojiyo colaad beeleedka ka taagan Sh/Dhexe

Muqdisho (Dawan)- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaalamaya deegaannada hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Wasaaradda ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo colaadda u dhaxeysa beelaha walaalaha ah iyo in la tix geliyo heshiisyadii hore loo galay.

Dagaal beeleedka ka dhaca deegaanadaan ayaa soo noqnoqda, mana muuqdaan go’aan iyo xal waara oo ay ka gaaraan waxgaradka iyo madaxda deegaanadaan.

Halkaan hoose ka akhriso baaqa Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here