Saturday, July 27, 2024

Golaha Ammaanka oo muddo kordhin u sameeyay UNSOM

New York (Dawan)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyay qaraar muddada loo kordhinayo xafiiska hawlgalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOM) muddo 12 bilood ah.

Qaraarkaan ayaa ku qotoma sidii loosii dardargelin lahaa dadaallada lagu taageerayo dowlad dhiska iyo nabad ilaalinta Soomaaliya.

Golaha Ammaanka ayaa aas-aasay UNSOM June 2013, si Soomaaliya looga caawiyo dib u dhiska dowlad wanaagga iyo xasiloonada guud ahaan dalka.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here