Friday, June 21, 2024

Guddiga tartanka adeegga Xajka oo la magacaacay

Muqdisho (Dawan)- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya, Mukhtaar Rooboow Cali ayaa magacaabay guddiga tartanka adeegga Xajka ee sannadka 1445/ 2024.

Halkaan hoose ka akhriso magacyada xubnaha guddiga iyo shaqada loo xilsaaray.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here