Saturday, July 27, 2024

Infographic: Khasaarihii ka dhashay dhul-gariirkii Turkey ee 2023

Ankara (Dawan)- Waaberigii 6-dii February, 2023, dhul-gariir aad u xoogan oo cabbirkiisu gaarayay 7.7 ayaa ku dhuftay Koonfurta Turkiga iyo Waqooyiga Suuriya, saacado kaddibna waxaa xigay mid kale oo cabbirkiisu ahaa 7.6, iyo kuwa kale oo geystay khasaara aad u badan oo isagu jirtay dhimasho, dhaawac iyo burburka dhismooyin fara babadan.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here