Saturday, July 27, 2024

Infographic: Natiijada doorashada Pakistan iyo sida loo kala helay cododka 

Islamabad (Dawan)- Guddiga doorashooyinka dalka Pakistan ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada dalkaas iyada oo musharrixiinta madax bannaan ee taageersan Ra’iisul Wasaarihii hore Cimraan Khan oo ku jira xabsiga ay ku guuleysteen kaalintaa kowaad.

Musharrixiinta taagersan Cimraan Khan ayaa ku guuleystay 101 ksursi oo ka mid ah kuraasta guud ee Baarlamaanka dalkaas.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here