Saturday, July 27, 2024

Infographic: Tirada dadka ku dhintay Gaza oo kor u dhaaftay 30 kun

Gaza (Dawan)- Tan iyo 7-dii bishii October ee la soo dhaafay, ciidamada Israel ayaa dagaal ba’an ka waday Gaza, waxayna dileen in ka badan 30 kun oo ay ku jiraan in ka baan 12 kun oo carruur ah iyo 8,600 haween ah.

Dagaalka Gaza ayaa sababay barakaca in ka badan 85% (qiyaastii 1.9 milyan oo qof) dadkii ku noola Marinka Gaza, sida laga soo xigtay xafiisyada Qaramada Midoobay ee Falastiin.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here