Saturday, July 27, 2024

Isku aadka wareega 16-ka Champions league oo la sameeyey

Nyon (Dawan)- Waxaa maanta oo isniin ah lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland munaasabadda isku aadka wareega 16-ka Champions league.

Wareega 16-ka waxaa u soo baxay 4-kooxood oo ka socday Spain,halka ay ku wehliyaan 3 Germany, 2 Italy, 2 England iyo min hal koox oo ka kala socda dalalka Netherlands, Portugal, Denmark iyo France.

Kulamada wareega 16-ka Champions League ayaa la isku arki doona sidaan:

Kulamada lugta hore ayaa la ciyaari doona Febraayo 13-14, 2024 iyo todobaadka ku xiga ee Febraayo 20- 21, 2024.

Halka lugta labaaad la ciyaari doono March 5-6, 2024, iyo todobaadka ku xiga oo lasoo gabagabeyn doono wareega 16-ka March 12-13, 2024.

Dhanka kale, waxaa la sameeyay isku aadka isreeb-reebka Uefa Europa league oo u dhacay sidaan:

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here