Saturday, July 27, 2024

Maxay Soomaaliya uga dhigantahay ka qeyb galka Shirka Cunnada Adduunka?

Muqdisho (Dawan)- Shirka haqab beelka cunnada adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada London, iyada oo Madaxweynaha Soomaaliya ka hadlay caqabadaha kuu xeeran nolasha dadka Soomaaliyeed iyo dadaallada ay ku bixisay dowladdu la tacaalidda macaluushii ay la kowsaday sannadkii 2022-kii iyo haatan dhibaatada culus ee ka jirta dalka ee ay sababeen daadadka roobka ee barakiciyey kumannaan qoys.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here