Saturday, July 27, 2024

Video: Ma is leedahay doorashada Puntland way ku qabsoomi doontaa waqtigeeda?

Garoowe ( Dawan)- Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland oo 10-kii bishaan October shir uga furmay magaalada Garoowe ayaa dhaliilay hannaanka uu Deni u wajahayo doorashada Puntland, ayaga oo sheegay in laga gaabiyay sixidda iyo dardargelinta hannaanka dimoquraadiyadeynta deegaanada Puntland.

Ma is leedahay doorashada Puntland way ku qabsoomi doontaa waqtigeeda, halkaan hoose ka daawo warbixin arrintaan ku saabsan.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here