Saturday, July 27, 2024

Xasan Sheekh: Dhulka Soomaaliyeed laguma beddeli karo saami shirkadeed

Muqdisho (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay in aysan waxba ka jirin heshiiskii dhex maray Dowladda Itoobiya iyo Somaliland ee dhanka Badda ah.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in aysan jirin cid bixin karta dhulka Soomaaliyeed, wuxuuna uga mahadceliyay Shacabka Soomaaliyeed sida ay uga hor yimideen heshiiska.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here