Saturday, July 27, 2024

Xasan Sheekh oo London uga qeyb gelaya shirka ka hortagga cunno yarida

London (Dawan)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta London uga qeyb-gelaya shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Kulamo la qaadan doona Madaxda dalka Ingiriiska oo uu kala hadli doono dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo in ay ka taageeraan Soomaaliya qorshaha qaran ee qaadista cunaqabateynta hubka.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here