Monday, May 20, 2024

Xayeysiin: Boos Banaan Muuqaal Sameeye

Ujeedada koowaad ee booskan waa in la abuuro muuqaal tayo sare leh oo la jaan qaadaya yoolalka shirkadeena.Howshaan Waxey isugu jirtaa wax duubis, editing, iyo motions iyadoo la isticmaalayo suudhka software Adobe.

Waajibaadka Muhiimka ah:

1. Soosaare Muuqaal (video Production):

Ku shaqeynta kamaradaha iyo qalabka kale ee wax lagu duubo si ay u qabtaan muuqaalo tayo sare leh.

wadashaqeynta team-ka si wax halabuur leh usoo baxaan.

2. Muuqaal Sameyn (Video Editing):

sameynta  muuqaalada adoo isticmaalaya Adobe Premiere Pro si aad u soo saarto muuqaal kama dambeys ah adigoo isticmaalaya muusig, wada-hadal iyo garaafyo.

3. Garaafyada Dhaqdhaqaaqa(Motion Graphics and Animation):

  Abuur sawiro dhaqdhaqaaq leh adigoo isticmaalaya Adobe After Effects.

Haddii aad leedahay xirfaddahan fadlan CV-gaaga noogu soo dir email-kan hr@dawan.so

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here