Saturday, July 27, 2024

Daawo: Booqoshada MW Turkiga ee dalka Qatar

Doxa (Dawan)- Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku bixinayay maalmahaan dalka uu kala dhaxeeyo xiriirka istiraatiijiga ah ee Qatar.

Erdogan waxaa loo sameeyay soo dhaweyn heerkeedu sarreeyo, isaga oo Amiirka Qatar, Tamiim bin Xamad kala hadlay arrimo badan oo labada dal iyo caalamka quseeya.

Labada dhinac ayaa kala saxiixday 12 heshiis oo kor loogu sii qaadayo iskaashiga laba geesoodka ah, waxaana ka mid ahaa heshiisyada dhinacyada siyaasadda, dhaqanka, militariga, gargaarka bini’aadantinimo, shaqada, waxbarashada, cilmi baarista sayniska, farsamada, isgaarsiinta, maaliyadda, maalgashiga iyo ganacsiga.

Nala daawo warbixintaan aan ka diyaarinay booqashada Erdogan ee dalka Qatar.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here