Saturday, July 27, 2024

Daawo: Goobaha lagu iibiyo coffeega ee Muqdisho oo noqday xafiisyo

Muqdisho (Dawan)- Goobaha lagu iibiyo coffeega ee Muqdisho oo xafiisyo u ah dhalinyaradda leh shirkadaha yaryar.

Waqtiyadii hore Muqdisho ma lahayn goobo laga heli karo Coffeega, laguna shaqeysan karo xilliyada hore balse hadda waxa ay la jaan qaadeysa dunida casriga ah.

Halkaan ka daawo warbixinta sheekadaan oo dhameystiran.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here