Saturday, July 27, 2024

Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Dawan)- Wararka aan heleyno ayaa sheegaaya in qarax loo adeegsaday gaari uu ka dhacay magaalada Muqdisho iyada oo lala beegsaday xarunta Dhul-bixinta ee gobalka Banaadir.

Lama oga khasaaraha dhabta ee ka dhashay ilaa iyo hadda mana jiraan mas’uuliyiin ka hadlay qaraxa dhacay.

Laamaha amniga magaalada Muqdisho ayaa waayadii ugu danbeysay sameynaayay howlgallo xooggan oo looga hortegaayo khataraha amni iyo inay wax ka dhacaan caasimadda Muqdisho.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here