Saturday, July 27, 2024

Daawo: Khudbadda Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ee COP28

Dubai (Dawan)- Ra’iisul Wasaare ku xigeena Soomaaliya, Saalax Amxed Jaamac oo khdubad ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada COP28 ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahantahay lacag gaareysa $16 bilyan ilaa 2030-ka si wax looga qabto saameynta isbeddelka cimilada.

Share this article

Recent posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here