Muqdisho (Dawan)- Khilaafka ku saabsan biyo-xireenka GERD ayaa si toos ah u saameeyay ammaanka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka qeyb galay xafladdii furitaanka biyo-xireenka, xilli Masar ay u dhowdahay inay ciidamo u dirto Muqdisho.
Warbixin cusub oo ey soo saartay Balqiis Insights ayaa ka digeysa in Soomaaliya ay isu rogi karto goob dagaal oo ka mid noqota loollanka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya kuwanina waa qodobo ay muhiim tahay in aad ogaato
Ciidamada Masar ee Soomaaliya
Doorka Milatari iyo Siyaasadeed








