Baku (Dawan)- Magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan waxaa maanta oo isniin ah ka furmay shirka wadamada xubnaha ka ah Qaramada Midoobay ee ku saabsan isbedelka cimilada ee COP29. Shirku waxa uu socon doona ilaa 22 bishaan November., iyada oo diiradda lagu saarayo dejinta yoolal cusub oo la xiriira maalgelinta iyo taageeridda dadaallada dalalka soo koraya si loo yareeyo saameynta isbedelka cimilada.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Hadaba kusoo dhawaw todobo (7) arrin oo ay tahay inaad ka ogaato shirka COP29
Maqaallo La Xidhiidha

Maxaa soo celceliya khilaafaadka Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada?
Feb 8, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →

Yaa xaq u leh Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA)?
Feb 7, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →

Imisa ayay la egtahay canshuurta kasoo xaroota guryaha Muqdisho?
Feb 7, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →






