Jabuuti (Dawan)- Maxamuud Cali Yuusuf, siyaasiga rug-caddaaga ah oo ka soo shaqeeyay arrimaha diblomaasiyadda tan iyo 2005, waa murashaxa ay Jabuuti ku dooneyso inay ku hoggaamiso Midowga Afrika sanadaha soo socda. Maxamuud waxa uu soo bandhigay aragtidiisa hoggaamineed, isagoo ugu magac daray "Mustaqbalka Ifaaya ee Afrika," taasoo ka tarjumaysa rajadiisa ah in uu Afrika ku hoggaamiyo mustaqbal wanaagsan.
Waxaa qoray Dawan Desk - Reporter
Maqaallo la xidhiidha
Barnaamijka siyaasadeed ee Maxamuud Cali Yuusuf
Maqaallo La Xidhiidha

Maxaa soo celceliya khilaafaadka Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada?
Feb 8, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →

Yaa xaq u leh Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA)?
Feb 7, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →

Imisa ayay la egtahay canshuurta kasoo xaroota guryaha Muqdisho?
Feb 7, 2026
WararRaad Raac
Akhri dheeraad →







